Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir oo xilka si rasmi ah ula wareegay ( Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Munaasabadda ka dhacday xarunta Aqalka dowladda hoose ee Xamar, waxaa kasoo qeybgalay Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Wasiiro, Xildhibaano, Odiyaasha Dhaqanka iyo … Continue reading Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir oo xilka si rasmi ah ula wareegay ( Daawo Sawirro)